Suldaan Seeraar | Aramida Jacaylka

Go To Artist Page

More Artists From
Somalia

Other Genres You Will Love
World: African- East World: African- East Moods: Type: Vocal
Sell your music everywhere
There are no items in your wishlist.

Aramida Jacaylka

by Suldaan Seeraar

Best Love song SOMALI SONG Artist: Suldaan Seeraar Produced by ABDIASKARITUBE .............................. Aramida Jacaylka Ulashada Dareenka Naftii La Irdhaysan Olol Reenkiyo Taaha Ayaamo Ma Dayso..
Genre: World: African- East
Release Date: 

We'll ship when it's back in stock

Order now and we'll ship when it's back in stock, or enter your email below to be notified when it's back in stock.
Continue Shopping
available for download only
Share to Google +1

To listen to tracks you will need to update your browser to a recent version.

  Song Share Time Download
clip
1. Aramida Jacaylka
5:49 $0.99
Downloads are available as MP3-320 files.

ABOUT THIS ALBUM


Album Notes
BEST LOVE SONG
SOMALI SONG
ARTIST: SULDAAN SEERAAR
PRODUCED BY
ABDIASKARITUBE
……………
FULL SONG LYRICS
………………….
Page one
ARAMIDA JACAYLKA
ULASHADA DAREENKA
NAFTII LA IRDHAYSAN
OLOL REENKIYO TAAHA
AYAAMO MA DAYSO

ANNA KAY UTUNTIISA
QALBIGAYGA ASIIBTAY
SIDA AYRADA GEELU
ILMAHEEDA UDOONTO
SOO ANIGA ALWANAAYA
EE DANTAYDA ILLAAWAY

CHORUS..

ARAGGAAGU NAFTEYDA
ABSHIR BUU U YAHEE
INTA AAD IFKA JOOGTO
MA ADKEYSAN KARAAYO
AFKA AAN KU HADLAAYO
AMAANTAADA MA DAYO

Page two

HANIYEY UDUGGAAGU
CADAR WEEYE UDGONOO
INTAYNAN KALA IILAN BAA
AQAL AAN YAGLEELNOO
AROOS AYNU AHAANNAY

AWLAAD BAARRIYA ADDUUNKA
IN ILAAHEY INA SIIYO
EEBA MAYNU KA TUUGNO
AAYATIINKA DAMBEEYA
ISTAREEXA NAFTEENNA
WAA INAGAN ABBAARNEE


Read more...

Reviews


to write a review